Welcome to Looh Press! Your one stop shop for all Islamic & Somali Studies Books.

HAGARLAAWE: Diiwaanka Maansooyinka Abwaan Maxamed Xaashi Dhamac 'Gaariye'
[QORAAGA: Maxamed Xaashi Dhamac 'Gaariye' | TIFAFTIRAY: Maxamed Xasan 'Alto', Yaasiin Jaamac Nuux, Martin Orwin | GALKA: GAL KHAFIIF | 239 BOG | Daabacaaddii 2aad 2013 | DAABACAY: SagalJet | Hargeysa | ISBN: 978-0-9561173-3-5 |]
£14.95

HAGARLAAWE
DIIWAANKA MAANSOOYINKA
ABWAAN MAXAMED XAASHI DHAMAC GAARIYE

QORAAGA

Maxamed Xaashi Dhamac 'Gaariye' |

TIFAFTIRAY

Maxamed Xasan 'Alto', Yaasiin Jaamac Nuux, Martin Orwin |

GALKA

GAL KHAFIIF | 239 BOG | Daabacaaddii 2aad 2013 |

DAABACAY

SagalJet | Hargeysa |

ISBN

978-0-9561173-3-5 |

MAANSO | GABAY | DIIWAANKA MAANSOOYINKA | GABAYADII GAARIYE |

48 GABAY / MAANSO | 5 CUTUB | LAGA SOO XULAY GABAYADIISA UGU CAANSAN |

DAABACAD AAD QURXOON | SI FIICAN LOO TIFATIRAY | AF HUFFAN |

QUALITY PRINT | WHITE PAPER | ONE COLOUR FONT |

DETAILED DESCRIPTION

KU SAABSAN BUUGGA:
Diiwaankan oo ururintiisa la bilaabay 1994-kii. Waxa ku urursan diiwaanka tixihii Gaarriye intoodii badnayd. Waxa diiwaanku koobayaa 48 tixood oo afar cutub u kala qaybsan. Waa tixo abwaanku curinayey in ka badan dhowr iyo soddon sano. Diiwaankani, waxa uu xambaarsanyahay maansooyin tiro badan, gudo fidsan, aragti fog, xeeldheeri iyo farshaxan aqoon ku dhalatay. Waa maansooyin colaad iyo nabadba wax ka tidhi. Waa maansooyin nacayb iyo jacayl ka hadlay. Waa maansooyin jabhadayn iyo jamhuuriyadaynba ka qayb qaatay. Waa maansooyin caalamka iyo cibaarooyinka ka dhacay ka tixooday. Waa maansooyin dareen, aqoon, waayo-aragnimo, falsafad, siyaasad iyo shucuur waddaniyeed ka dabqaadanaya.

Diiwaankan Hagarlaawe waxa lagu ururiyey maansooyinkii ugu badnaa oo abwaanku allifay. Inkastoon la odhan karin way ku dhan yihiin, haddana xilliga hadda la joogo intii ugu badnayd ee la heli karayey ayaa lagu kaydiyey.

 

 

KU SAABSAN MAXAMED XAASHI DHAMAC GAARIYE:
Abwaan Maxmed Xaashi Dhamac Gaariye waxa uu 1950kii ku dhashay magaalada Hargaysa, Hooyadii Qamaansha Jaamac Xuseen waxay la dhashay oo la waalaalo ahaa Wiil iyo 4 hablood, Dhammaantood waxay ku noolaayeen magaalada Hargaysa.Abwaanka Waxay hooyadii iyo aabihii kala tageen isagoo aan weli gaashaan qaadin, waxaana koriinkiisa intii badnayd la wareegtay oo kafaalo qaaday Eedadii.

 

Abwaanku waxa uu Waxbarashadiisii Dugsiga Hoose/dhexe iyo sare ba ku qaatay Magaalada Hargaysa iyo Sheekh Muddadii u dhaxaysay 1960kii illaa 1970kii, Kadib waxa uu abwaanku galay Kulliyadii lafoole sannadkii 1974kii halkaas oo uu ka qaatay shahaadada loo yaaqan BSC, Isla wakhtiyadaas Abwaanku isagoo Dhalinyaro ah wuxu bilaabay curinta Maansooyinka iyo hal abuurnimada, Waxa uu Abwaanku Dhalay 4 Hablood oo laba bahood ah.

 

Abwaanku waxa uu sameeyey Riwaayado badan oo ay ka mid ahayd Riwaayadda Dadka badankoodu aadka u hadal hayaan ee aqoon iyo af garad oo iyada ay wada sameeyen saaxiibkii Hadraawi , kuwaaso jilayaashi riwayaddana ay ka mid ahaayeen Maxamed Mooge iyo Shankaroon. Abwaan Maxmed Xaashi Dhamac Gaariye waxa uu ka qaybgalay oo weliba ahaa shamacyadii ugu iftiinka badnaa Maansooyinkii Taxanaha ahaa ee SIINLEY DA, Tasoo dalka ka curatay sannadkii 1973kii, Bilowgi Siinleyda ama ballaysinkeeda waxa iska lahaa Abwaan Maxamed Ibraahin Warsame Hadraawi, iyo Abwaan Cabdi Qays oo labaduba hadda nool.

 

Abwaan Maxmed Xaashi Dhamac Gaariye waxa uu ka mid ahaa guddigii qoraalka af soomaliga, sannadkii 1976 Waxa uu Macalin ka noqday Dhowr Dugsi oo Sare, Sannadkii 1977 kii ayaa Abwaanka Loo bedelay Kulliyaddii LAFOOLE oo ka dhigi Jirey Suugaanta iyadoo Muddo yar kadibna loo magacaabay Guddoomiyaha Waaxda Suugaanta Soomaaliyeed.

 

1980 kii waxa uu Abwaanku ku wareegay Akadamiga Cilmiga Fanka iyo Suugaanta ee Muqdisho. 1979kii wuxu abwaanku ciriyey Riwaayad aan la jilin , oo aan ifkana iman oo la odhan jirey EED HOOYO LAGA GALAY. Riwaayaddan oo ku saabsanayd Dhagarta laga galay hablaha soomaliyeed ee marka laga danaysto lagu dafiro Carruurta, waxaana ku jirey heeso ay ka mid ahaayeen , Eed hooyo, bixiso, wiil gaabsi iyo dhaleeco.

 

Abwaan Maxamed Xaashi Dhamac Gaariye Waxa uu 1982kii ku biiray Urrukii SNM. Wuxuu lahaa abwaanku diiwan uu ku ururiyey Maansooyiniisa oo aan weli la daabicin, Abwaanku wuxu ahaa Mid ku Gabyi kara Afka Carabiga, inglishka iyadoo uu 1996kii ka qaybgalay Tartan Suugaaneed afka carabiga ah oo lagu qabtay waddanka IVERY COST, halkaasoo uu ku guuleystay kaalinta koowaad, waxa kale oo abwaanku ka qaybgalay dhowr tartan oo lagu tartamayey Suugaanta Soomalida oo dhammantood ku guuleystay kaalmaha koowaad.

 

Gaarriye wuxuu ku geeryooday Isbitaal ku yaal Norway 30kii Sebtember 2012.

 


Reviews
Currencies
Trusted Publishers

Adonis & Abbey Publishers

AGA (Akadeemiye-Goboleedka Af-So

al-Arabiyyah Lil Jami (Saudi)

al-Bushra (Karachi)

al-Dar al-'Alamiyyah (Cairo)

Al-Hidaayah (UK)

al-Jaffan & al-Jabi (Cyprus)

al-Madina Institute (USA)

al-Maktabat al-Asriyyah (Beirut)

al-Risalah al-'Alamiyyah (Beirut

al-Yamamah (Beirut-Syria)

AlJudai Research & Consultations

AMA Books (UK)

Amana Publications

Arwiqah (Jordan)

Asal Jet (Somaliland)

AWP & RSP (USA)

Azhar Academy (UK)

Beacon Books (UK)

Books - Publisher (Beirut)

Buuh Publications (UK)

Cambridge University Press (UK)

Createspace (Self Publishing)

Dar 'Aalim al-Kutub (Riyad)

Dar al-'Asimah (Saudi)

Dar al-Arqam (UK)

Dar al-Basha'ir al-Islamiyyah

Dar al-Dhakha'ir (Beirut)

Dar al-Dhiya'i (Kuwait)

Dar al-Falah

Dar al-Faqih (UAE)

Dar al-Farfur (Syria)

Dar al-Fathi (Jordan)

Dar al-Fayha (Syria-Beirut)

Dar al-Fikar (Beirut)

Dar al-Fikri (Syria-Lebanon)

Dar al-Hadith (Cairo)

Dar al-Hadith al-Kitaniyyah

Dar al-Hawi (Yemen)

Dar al-Ilm (Cairo)

Dar al-Imam Yusuf al-Nabhani

Dar al-Kutub al-Ilmiyyah

Dar al-Lubab (Turkey)

Dar al-Ma'rifah (Beirut)

Dar al-Ma'rifah (Syria)

Dar al-Minhaj (Jeddah)

Dar al-Mustafa (Syria)

Dar al-Nawadir (Kuwait)

Dar al-Nur al-Mubin (Jordan)

Dar al-Qalam (Syria)

Dar al-Sabuni (Cairo)

Dar al-Salam (Egypt)

Dar al-Salih (Egypt)

Dar al-Sami'i (Sa'udi)

Dar al-Siraj (al-Madinah)

Dar al-Taqwa (Syria)

Dar al-Taqwa (UK)

Dar al-Turath al-Islami (DTI)

Dar al-Yusur (Madinah, Saudi)

Dar as-Sunnah Publishers (UK)

Dar Ibn al-Jawzi (Saudi)

Dar Ibn Hazm (Beirut)

Dar Ibn Kathir (Syria-Beirut)

Dar Ihya al-Turath al-Arabi

Dar Nur as-Sabah (Syria)

Dar Tawq al-Najah (Lebanon/Saudi

Dar Zayla' (Egypt & Somalia)

Darussalam (Saudi)

Diini Publications

Fiqi Publishers (USA)

Fons Vitae (USA)

Galool (UK)

Garanuug (UK)

Gobaad Press (US)

Goodword Books

HAAN Associates Publishing

Hal-Aqoon Publishers (Somaliland

Hurst Publishers (UK)

Iftiinka Aqoonta (Sweden)

IIIT (USA)

IIPH (Saudi)

Indiana University Press (USA)

Islamic Book Trust - IBT

Islamic Foundation (UK)

Islamic Text Society - ITS (UK)

Islamic Village (UK)

Islamosaic (US)

Kasmo Publishing (UK)

Kube Publishing (UK)

Looh Press (UK)

Madbacadda Iftiinka Aqoonta (Swe

Madinah Press (UK)

Maktaba Ma'ariful Quran (Karachi

Maktabah Ma'arif al-Qur'an (Paki

Maktabat al-Matbuat al-Islamiyya

Maktabat al-Rushd (Saudi)

Maktabat Dar al-Fajri (Syria)

Maktabat Dar al-Falah (Syria)

Markaz al-Furqan liTa'lim al-Qur

Mihrab Publishing (UK)

Mu'assassat al-Risalah

Muhamaddan Press (Singapore)

Muslims at Work (South Africa)

Oneworld Publications (UK)

Other (University Press)

Other Publishers

Other Publishers; (Beirut)

Other Publishers; (Egypt)

Other Publishers; (Middle East)

Other Publishers; (Saudi)

Other Publishers; (Somalia)

Other Publishers; (Syria)

Other Publishers; (UK)

Other Publishers; (USA)

Oxford University Press (UK)

Ponte Invisibile (Italy)

Saad Suuban (Saudi)

Sagal Jet (Somaliland)

Sunni Publications (Holland)

SUNY PRESS (USA)

Ta-Ha Publishers (UK)

The Horn Publisher (UK)

Tsehai Publishers (US)

Tughra Books (USA)

Turath Publishing (UK)

UK Islamic Academy

Visions of Reality (UK)

Wasila Press (Canada)

Weekend Learning Publishers (USA

White Thread Press

Xildhibaan Publication (UK)

Zam Zam Publishers (Pakistan)

Zayla Publishers (Somalia)

Authors
Popular Text Books
Af Soomaali (Laga Barto)
AQIDA- al-Nasafiyyah
AQIDA- al-Tahawiyyah
AQIDA- Aqidat al-'Awam
AQIDA- Fiqh al-Akbar (Abu Hanifa
AQIDA- Jawharat al-Tawheed
AQIDAT- Shu'ab al-Imam - al-Bayh
ARABIC- 'Arabiyyah Bayna Yadayk
ARABIC- al-Qa'idah al-Nuraniyyah
DU'A- al-Adhkar (Nawawi)
FIQH- Abi Shuja' (Matn al-Ghayah
FIQH- al-'Ashmawiyyah (Maliki)
FIQH- al-Fiqh al-Manhaji 'ala Ma
FIQH- al-Hawi al-Saghir (Shafi'i
FIQH- al-Hidayah Sharh Bidayatil
FIQH- al-Muhadhdhab (al-Shayrazi
FIQH- al-Muhalla (Ibn Hazm)
FIQH- al-Mukhtar lil Fatawa (Han
FIQH- al-Muqni' (Hanbali)
FIQH- al-Risalah al-Jami'ah
FIQH- al-Umdah fi'l Fiqh Hanbali
FIQH- al-Umm (Imam Shafi'i)
FIQH- al-Yaqut al-Nafis fi Madha
FIQH- Bidayat al-Mujtahid
FIQH- Fath al-Rahman (Shafi'i)
FIQH- Kanz al-Daqa'iq (Hanafi Fi
FIQH- Minhaj al-Talibin
FIQH- Mukhtasar al-Quduri
FIQH- Mukhtasar Khalil (Maliki)
FIQH- Muntaqa al-Akhbar
FIQH- Muqadimat al-Hadramiyyah
FIQH- Nur al-Idah
FIQH- Rawdhat al-Talibin
FIQH- Risalah al-Qayrawani (Mali
FIQH- Safinat al-Naja
FIQH- Safinat al-Salah
FIQH- Safwat al-Zubad
FIQH- Sharh al-Sunnah (al-Baghaw
FIQH- Umdat al-Salik
HADITH- al-Adab al-Mufrad
HADITH- al-Arba'in an-Nawawi
HADITH- Alfiyyat (al-Iraqi)
HADITH- Alfiyyat (Suyuti)
HADITH- Bulugh al-Maram
HADITH- Manzumat al-Bayquniyyah
HADITH- Mishkat al-Masabih
HADITH- Muqaddimat Ibn al-Salah
HADITH- Nihayat fi Gharib al-Had
HADITH- Nukhbat al-Fikar
HADITH- Riyadh al-Salihin
HADITH- Tadrib al-Rawi
HADITH- Umdat al-Ahkam
LUGHAH- al-'Awamil al-Jurjaniyya
LUGHAH- al-Ajurrumiyyah
LUGHAH- al-Qamus al-Muhit
LUGHAH- Alfiyyat Ibn Malik
LUGHAH- Lamiyat al-Af'al
LUGHAH- Maqamat al-Hariri
LUGHAH- Qatr al-Nada
LUGHAH- Shudhur al-Dhahab
LUGHAH- Tasrif al-'Izzi
QUR'AN- al-Itqan fi 'Ulum al-Qur
QUR'AN- al-Tibyan fi Adab Hamala
QUR'AN- Asbab al-Nuzul
QUR'AN- Hirz al-Amani (Qira'at)
QUR'AN- Mushaf Tajwid
SIRA- al-Shama'il al-Muhammadiya
SIRA- al-Shifa bi Huquq al-Musta
SIRA- Minhaj al-Wusul ila 'Ilm a
SIRA- Nur al-Yaqiin fi Sirat Say
SIRA- Qasida al-Burda
SIRA- Wasa'il al-Wusul ila Shama
SULUK- al-Hikam al-'Atta'iyyah
SULUK- al-Risalah al-Qushayriyya
SULUK- Bidayat al-Hidayah (al-Gh
SULUK- Ihya 'Ulum al-Deen
SULUK- Minhaj al-'Abadin
SUNAN- Abi Dawud
SUNAN- Ad-Darimi
SUNAN- al-Bayhaqi
SUNAN- al-Bukhari
SUNAN- al-Muwatta'
SUNAN- al-Nasa'i
SUNAN- al-Tirmidhi
SUNAN- Ibn Majah
SUNAN- Muslim
SUNAN- Musnad Abi Hanifah
SUNAN- Musnad Ahmed
SUNAN- Musnad al-Shafi'i
Tafsir- al-Baghawi
Tafsir- al-Baydhawi
Tafsir- al-Jalalayn
Tafsir- al-Nasafi
Tafsir- al-Zamakhshari Kashshaf
Tafsir- Ibn 'Ashur
Tafsir- Ibn Kathir
Tafsir- Safwat al-Tafasir SABUNI
Tafsir- Tabari
TARAJIM- Tahdhib al-Kamal fi Asm
TARAJIM- Tahdhib al-Tahdhib
TARIKH- al-Bidayah wa'l Nihaya
TARIKH- al-Rihla (Ibn Batuta Tra
TARIKH- Futuh al-Habasha
Taxanaha ARDAA (Galool)
USUL- al-Ashbah wal Nadhair
USUL- al-Luma' fi Usul al-Fiqh
USUL- al-Mahsul fi 'Ilm Usul al-
USUL- al-Mannar fi Usul al-Fiqh
USUL- al-Waraqat
USUL- Jam' al-Jawami'
USUL- Minhaj al-Wusul ila 'Ilm a
USUL- Usul al-Shashi
Weekend Learning Series
More From This Publisher
More From This Author
Social Networking
paypal