Welcome to Looh Press! Your one stop shop for all Islamic & Somali Studies Books.

Masraxiyaddii Aqoon iyo Afgarad; Musdambeed Taariikheed. Saciid Saalax Axmed
[QORAAGA: Saciid Saalax Axmed | GALKA: GAL KHAFIIF | 190 BOG | Daabacaaddii 1aad 2017 | DAABACAY: Looh Press | Leicester, UK | ISBN: 978-0-9934313-4-0|]
£9.95

TAXANAHA GARASHO IYO GUDASHO

MASRAXIYADDII
AQOON IYO AFGARAD
MUSDAMBEED TAARIIKHEED

QORAAGA

Saciid Saalax Axmed |

GALKA

GAL KHAFIIF | 190 BOG | Daabacaaddii 1aad 2017 |

DAABACAY

Looh Press | Leicester, UK |

ISBN

978-0-9934313-4-0|

TAARIIKH | MARAXIYAD | THEATRE | PLAY | TIYAATAR | FANKA & SUUGAANTA |

MASRAXIYADDII AQOON IYO AFGARAD | FALAQEEN TAARIIKHEED |

KA MID AH TAXANAHA GARASHO IYO GUDASHO EE SACIID AXMED SAALAX |

KU SAABSAN FANKA IYO JILITAANKA | MASRAXIYADDII UGU CAAN SANEED |

DAABACD QURXOON | WARQAD JAALE | SI FIICAN LOO TIFATIRAY / GARAACAY |

QUALITY PRINT | MUNCHIN PAPER | ONE COLOUR FONT |

DETAILED DESCRIPTION

KU SAABSAN BUUGGA:
Masrixiyaddanwacyigelinteedu waa mid waageedii ay ka curatay iyo kan maanta la joogaba ku habboon. Waxyaalaha ay tooska u abbaartay waxaa ka mid ah tilmaamidda in ka mid iimihii gumeystayaashii ay kaga tageen dadka iyo dalka Soomaaliyeed iyo kuwii la yimid isbeddelka nolosha bulshada casriga ah.  
 
Waxaa ka mid ah: doorsoonkaaf, dhaqan, dhaqaale iyo siyaasadeed ee gaadhay ilaa loo soo joogay in jiilkii la filayay in uu dadlka iyo dadka xornimada curdinka helay horumar la taaban karo gaarsiiyo ay iyagiiba is af garan waayeen, dadkoodii ay u adeegi lahaayeenna aanay sidaa oo kale isu af garanayn. Loollankii ka dhexeeyay fikradihii siyaasadeed ee Bari iyo Galbeed iyo saamayntii tabnayd ee ay ku yeesheen manhajka iyo majaraha waxbarasho ee dhallinyaradii dibadaha waxbarashada u aaday dabadeedna dalkii dib ugu soo noqday iyaga oo kala sita cinwaanno culculus oo diktuur, dhoktor iyo ditoore ka wada kaca.  
 
Waxay ka turjumaysaamasraxiyaddu sheeko gudbinaysa qoys Soomaaliyeed oo reer miyi xooladhaqato iyo beeraleyba ah oo saboolna ah. Qoyska dhanna u ma fayooba!Caafimaadkiisu ma fiicna, xooluhuwaa ay ka wada bukaan, xagga daryeelkana waa uu ka liitaa.Qoyskaa kuwii dad iyo duunyo in ay u badbaadshaan laga dhawrayay waa kuwaa is af garan la’ lana af garan la’yahay! 
Dhanka kale, Aqoon iyo Afgarad xagga yididdiilada qumman iyo ifinta rejajooyinkii soo fool lahaa ka ma ay madhnayn. Waxa ay sii oddorostay horumarro ay ka mid ahaayeen hirgelintii qoridda Af Soomaaliga rasmiga ah ee aynnu hadda adeegsanaynno.  
 
Waxa kale oo ay masraxiyaddu halbeeg qumman diiradda ku saartay in badbaadada iyo horumarinta dal iyo dad aan looga sokeyn laguna dhaamin jiilka daljirka ah ee afkooda hooyo kaga haqab beela aqoonta dadkooda iyo dalkoodu u baahanyihiin. Iimihii la yimid isbeddellada bulshada casriga ah ee dhinacyada badan leh, sida dawladnimada cusub iyo fahankeeda, magaalowgii Soomaalida ku sii baahayay iyo noloshii sii murgaysay ee cillanaanta badan iyo kala danaysiga aan la isu turayn la timid ayay masraxiyaddu dhan kale ka tilmaamaysay. Intii ay waagaa tilmaamaysay iyo iyo dheeraadba maanta waa ay taaganyihiin. Sidaa awgeed, AQOON IYO AFGARAD wali waa halkeedii.

 

 

KU SAABSAN SACIID SAALAX AXMED:
Saciid Saalax Axmed waxa uusannadkii 1945 oo ku aaddan dhammaadkii Dagaalkii Labaad ee Adduunka ku dhashay guri miyi, halka lagu magacaabo Samawacad oo ku taal casha dhexe ee buuraha magaalada Laas Qoray korkeeda dhaca, Gobolka Sanaag. Waxa uu ka dhashay qoys Soomaaliyeed oo reer magaal-xeebeed ah asalka Maahkir, isla markaana reer miyi xoolo raacato ku lug leh ahaa. Xagga waxbarashada, dugsiga hoose waxa uu ka dhigtay isla Laas Qoray iyo Ceerigaabo, kan dhexena dugsigii caanka ahaa ee Dayaxa. Dugsiga tababarka macallimiinta waxa uu ku qaatay dugsigii sare ee Cammuud.

 

Jaamacadda Ummadda waxa uu ka baxay Kulliyaddii Waxbarashada ee Lafoole (Biology/chemistry). Waxa uu ka mid ahaa hormadii ugu horreysey ee sanadii 1968 kulliyaddaa lagu furay. Saciid Saalax waxa uu Wasaaraddii Waxbarashada iyo Barbaarinta ka soo maray bare dugsi dhexe, bare dugsi sare iyo bare jaamacadeed oo uu isla Lafoole muddo gaaban wax ka dhigay. Waxa uu soo qabtay xilal maammule dugsiyo sare, machad macallineed ilaa iyo Agaasimaha Waaxda Barbaarinta oo isagu soo unkay. Saciid Saalax waabare shaqadiisa dhab ahaaneed ee uu ku faano, taa oo uu ku la baxay "Macallin Saciid".

 

Labaatankii sannadood ee u dambeeyey, ilaa hadda, waxa uu macallin ka ahaa Dalka Maraykanka, Gobolka Minnesota. Sannadkii 2012 ayaa ay u buuxsantay 50-guuradii shaqadiisa macallinnimo. Xagga hal’abuurka, Saciid Saalax fanka iyo suugaanta waxa uu ku bilaabay qoyskooda dhexdiisa, dabadeedna dugsiyadii waxbarashadiisa oo dhan waa uu la socday. Waxa se uu si fiican ugu xididdaystay markii uu Lafoole oo ahayd goob aqoon iyo fan badan kulmisay galay. Waxyaalaha ugu waawayn ee lagu yaqaan dhankaa waxaa ka mid ah Kooxdii Iftiin ee Wasaaradda Waxbarashada iyo Barbaarinta oo uu aasaaskeedii, tababarradeedii iyo hal’abuurkeedii ka soo hawl galay, taa oo ka mid ahayd qaybaha

Waaxda Barbaarinta ee uu agaasimaha ka ahaa ilaa la soo gaaray bilawgii Dagaaldii Sokeeye. Saciid Saalax waxa uu hadda deggenyahay dalka Maraykanka, halkaa oo uu bare sare (af Soomaali) ka yahay Jaamacada Minnesota (Magaalooyinka Mataanaha ah).

 

 


Reviews

Customers who bought this product also purchased

Currencies
Trusted Publishers

Adonis & Abbey Publishers

AGA (Akadeemiye-Goboleedka Af-So

al-Arabiyyah Lil Jami (Saudi)

al-Bushra (Karachi)

al-Dar al-'Alamiyyah (Cairo)

Al-Hidaayah (UK)

al-Jaffan & al-Jabi (Cyprus)

al-Madina Institute (USA)

al-Maktabat al-Asriyyah (Beirut)

al-Risalah al-'Alamiyyah (Beirut

al-Yamamah (Beirut-Syria)

AlJudai Research & Consultations

AMA Books (UK)

Amana Publications

Arwiqah (Jordan)

Asal Jet (Somaliland)

AWP & RSP (USA)

Azhar Academy (UK)

Beacon Books (UK)

Books - Publisher (Beirut)

Buuh Publications (UK)

Cambridge University Press (UK)

Createspace (Self Publishing)

Dar 'Aalim al-Kutub (Riyad)

Dar al-'Asimah (Saudi)

Dar al-Arqam (UK)

Dar al-Basha'ir al-Islamiyyah

Dar al-Dhakha'ir (Beirut)

Dar al-Dhiya'i (Kuwait)

Dar al-Falah

Dar al-Faqih (UAE)

Dar al-Farfur (Syria)

Dar al-Fathi (Jordan)

Dar al-Fayha (Syria-Beirut)

Dar al-Fikar (Beirut)

Dar al-Fikri (Syria-Lebanon)

Dar al-Hadith (Cairo)

Dar al-Hadith al-Kitaniyyah

Dar al-Hawi (Yemen)

Dar al-Ilm (Cairo)

Dar al-Imam Yusuf al-Nabhani

Dar al-Kutub al-Ilmiyyah

Dar al-Lubab (Turkey)

Dar al-Ma'rifah (Beirut)

Dar al-Ma'rifah (Syria)

Dar al-Minhaj (Jeddah)

Dar al-Mustafa (Syria)

Dar al-Nawadir (Kuwait)

Dar al-Nur al-Mubin (Jordan)

Dar al-Qalam (Syria)

Dar al-Sabuni (Cairo)

Dar al-Salam (Egypt)

Dar al-Salih (Egypt)

Dar al-Sami'i (Sa'udi)

Dar al-Siraj (al-Madinah)

Dar al-Taqwa (Syria)

Dar al-Taqwa (UK)

Dar al-Turath al-Islami (DTI)

Dar al-Yusur (Madinah, Saudi)

Dar as-Sunnah Publishers (UK)

Dar Ibn al-Jawzi (Saudi)

Dar Ibn Hazm (Beirut)

Dar Ibn Kathir (Syria-Beirut)

Dar Ihya al-Turath al-Arabi

Dar Nur as-Sabah (Syria)

Dar Tawq al-Najah (Lebanon/Saudi

Dar Zayla' (Egypt & Somalia)

Darussalam (Saudi)

Diini Publications

Fiqi Publishers (USA)

Fons Vitae (USA)

Galool (UK)

Garanuug (UK)

Gobaad Press (US)

Goodword Books

HAAN Associates Publishing

Hal-Aqoon Publishers (Somaliland

Hurst Publishers (UK)

Iftiinka Aqoonta (Sweden)

IIIT (USA)

IIPH (Saudi)

Indiana University Press (USA)

Islamic Book Trust - IBT

Islamic Foundation (UK)

Islamic Text Society - ITS (UK)

Islamic Village (UK)

Islamosaic (US)

Kasmo Publishing (UK)

Kube Publishing (UK)

Looh Press (UK)

Madbacadda Iftiinka Aqoonta (Swe

Madinah Press (UK)

Maktaba Ma'ariful Quran (Karachi

Maktabah Ma'arif al-Qur'an (Paki

Maktabat al-Matbuat al-Islamiyya

Maktabat al-Rushd (Saudi)

Maktabat Dar al-Fajri (Syria)

Maktabat Dar al-Falah (Syria)

Markaz al-Furqan liTa'lim al-Qur

Mihrab Publishing (UK)

Mu'assassat al-Risalah

Muhamaddan Press (Singapore)

Muslims at Work (South Africa)

Oneworld Publications (UK)

Other (University Press)

Other Publishers

Other Publishers; (Beirut)

Other Publishers; (Egypt)

Other Publishers; (Middle East)

Other Publishers; (Saudi)

Other Publishers; (Somalia)

Other Publishers; (Syria)

Other Publishers; (UK)

Other Publishers; (USA)

Oxford University Press (UK)

Ponte Invisibile (Italy)

Saad Suuban (Saudi)

Sagal Jet (Somaliland)

Sunni Publications (Holland)

SUNY PRESS (USA)

Ta-Ha Publishers (UK)

The Horn Publisher (UK)

Tsehai Publishers (US)

Tughra Books (USA)

Turath Publishing (UK)

UK Islamic Academy

Visions of Reality (UK)

Wasila Press (Canada)

Weekend Learning Publishers (USA

White Thread Press

Xildhibaan Publication (UK)

Zam Zam Publishers (Pakistan)

Zayla Publishers (Somalia)

Authors
Popular Text Books
Af Soomaali (Laga Barto)
AQIDA- al-Nasafiyyah
AQIDA- al-Tahawiyyah
AQIDA- Aqidat al-'Awam
AQIDA- Fiqh al-Akbar (Abu Hanifa
AQIDA- Jawharat al-Tawheed
AQIDAT- Shu'ab al-Imam - al-Bayh
ARABIC- 'Arabiyyah Bayna Yadayk
ARABIC- al-Qa'idah al-Nuraniyyah
DU'A- al-Adhkar (Nawawi)
FIQH- Abi Shuja' (Matn al-Ghayah
FIQH- al-'Ashmawiyyah (Maliki)
FIQH- al-Fiqh al-Manhaji 'ala Ma
FIQH- al-Hidayah Sharh Bidayatil
FIQH- al-Muhadhdhab (al-Shayrazi
FIQH- al-Muhalla (Ibn Hazm)
FIQH- al-Mukhtar lil Fatawa (Han
FIQH- al-Muqni' (Hanbali)
FIQH- al-Risalah al-Jami'ah
FIQH- al-Umdah fi'l Fiqh Hanbali
FIQH- al-Umm (Imam Shafi'i)
FIQH- al-Yaqut al-Nafis fi Madha
FIQH- Bidayat al-Mujtahid
FIQH- Kanz al-Daqa'iq (Hanafi Fi
FIQH- Minhaj al-Talibin
FIQH- Mukhtasar al-Quduri
FIQH- Mukhtasar Khalil (Maliki)
FIQH- Muntaqa al-Akhbar
FIQH- Muqadimat al-Hadramiyyah
FIQH- Nur al-Idah
FIQH- Rawdhat al-Talibin
FIQH- Risalah al-Qayrawani (Mali
FIQH- Safinat al-Naja
FIQH- Safinat al-Salah
FIQH- Safwat al-Zubad
FIQH- Sharh al-Sunnah (al-Baghaw
FIQH- Umdat al-Salik
HADITH- al-Arba'in an-Nawawi
HADITH- Alfiyyat (al-Iraqi)
HADITH- Alfiyyat (Suyuti)
HADITH- Bulugh al-Maram
HADITH- Manzumat al-Bayquniyyah
HADITH- Mishkat al-Masabih
HADITH- Muqaddimat Ibn al-Salah
HADITH- Nihayat fi Gharib al-Had
HADITH- Nukhbat al-Fikar
HADITH- Riyadh al-Salihin
HADITH- Tadrib al-Rawi
HADITH- Umdat al-Ahkam
LUGHAH- al-'Awamil al-Jurjaniyya
LUGHAH- al-Ajurrumiyyah
LUGHAH- Alfiyyat Ibn Malik
LUGHAH- Lamiyat al-Af'al
LUGHAH- Maqamat al-Hariri
LUGHAH- Qatr al-Nada
LUGHAH- Shudhur al-Dhahab
LUGHAH- Tasrif al-'Izzi
QUR'AN- al-Itqan fi 'Ulum al-Qur
QUR'AN- al-Tibyan fi Adab Hamala
QUR'AN- Hirz al-Amani (Qira'at)
QUR'AN- Mushaf Tajwid
SIRA- al-Shama'il al-Muhammadiya
SIRA- al-Shifa bi Huquq al-Musta
SIRA- Minhaj al-Wusul ila 'Ilm a
SIRA- Nur al-Yaqiin fi Sirat Say
SIRA- Qasida al-Burda
SIRA- Wasa'il al-Wusul ila Shama
SULUK- al-Hikam al-'Atta'iyyah
SULUK- al-Risalah al-Qushayriyya
SULUK- Bidayat al-Hidayah (al-Gh
SULUK- Ihya 'Ulum al-Deen
SULUK- Minhaj al-'Abadin
SUNAN- Abi Dawud
SUNAN- Ad-Darimi
SUNAN- al-Bayhaqi
SUNAN- al-Bukhari
SUNAN- al-Muwatta'
SUNAN- al-Nasa'i
SUNAN- al-Tirmidhi
SUNAN- Ibn Majah
SUNAN- Muslim
SUNAN- Musnad Abi Hanifah
SUNAN- Musnad Ahmed
SUNAN- Musnad al-Shafi'i
Tafsir- al-Baghawi
Tafsir- al-Baydhawi
Tafsir- al-Jalalayn
Tafsir- al-Nasafi
Tafsir- al-Zamakhshari Kashshaf
Tafsir- Ibn 'Ashur
Tafsir- Ibn Kathir
Tafsir- Safwat al-Tafasir SABUNI
Tafsir- Tabari
TARAJIM- Tahdhib al-Kamal fi Asm
TARAJIM- Tahdhib al-Tahdhib
TARIKH- al-Bidayah wa'l Nihaya
TARIKH- al-Rihla (Ibn Batuta Tra
TARIKH- Futuh al-Habasha
Taxanaha ARDAA (Galool)
USUL- al-Ashbah wal Nadhair
USUL- al-Luma' fi Usul al-Fiqh
USUL- al-Mannar fi Usul al-Fiqh
USUL- al-Minhaj lil Baydhawi
USUL- al-Waraqat
USUL- Jam' al-Jawami'
USUL- Usul al-Shashi
Weekend Learning Series
More From This Publisher
More From This Author
Social Networking
paypal