Welcome to Looh Press! Your one stop shop for all Islamic & Somali Studies Books.

Wadajir Baa Awood Leh (Taxanaha ARDAA 2): Cabdiraxmaan Maaxamed Abtidoon
[QORAAGA: Cabdiraxman Maxamed Abtidoon | FARSHAXANKA: Maxamed Cabdallah Cartan | TIFATIRAY: Saynab A. J. Daahir | GALKA: GAL KHAFIIF | 44 BOG | Daabacaaddii 1aad 2017 | DAABACAY: Galool | London, UK | ISBN: 978-0957026964 |]
£8.50

WADAJIR BAA AWOOD LEH

Taxanaha ARDAA 2

QORAAGA

Cabdiraxman Maxamed Abtidoon |

FARSHAXANKA

Maxamed Cabdallah Cartan |

TIFATIRAY

Saynab A. J. Daahir |

GALKA

GAL KHAFIIF | 44 BOG | Daabacaaddii 1aad 2017 |

DAABACAY

Galool | London, UK |

ISBN

978-0957026964 |

SHEEKO XARIIR | SHEEKO CIYAAL | TAXANAHA ARDAA |

LOOGU TALO GALAY FASALKA 5AAD | BUUGGII LABAAD EE TAXANAHA ARDAA |

KA HADLAYA AWOODDA WADAJIRKA | KAALMADA WALAALTINIMO |

SAWIRO QURXOON | SAFXADO KALA DUWAN | QEEXINTA EREYADA |

QUALITY PRINT | WHITE PAPER | SEVERAL COLOUR FONT |

DETAILED DESCRIPTION

KU SAABSAN BUUGGA:
"Sheekadan “Wadajir baa awood leh” waxay ka mid tahay sheekooyinka xigmadaha waaweyn leh ee ay soomaalidu ku sheekeysato, jiilba jiil u soo gudbinayey, ummada kalena ay la wadaagaan. Waa sheeko-xariiro la soo qaato marka la doonayo in laga tusaale bixiyo wanaagga wada jirka uu leeyahay iyo dhibta ka iman karta kala tagga iyo iskaashi la’aanta. Soomaalidu waxay leedahay maahmaaho dhowr ah oo wadajirka ka hadlaya waxaana ka mid ah; “Far kaligeed fool ma dhaqdo” iyo midda kale ee oraneysa “Gacma wadajir bey wax ku gooyaan”, sidoo kale suugaanleyda ayaa maansooyinkooda in badan uga hadla wadajirka bulshada iyo tafaraaruq hadduu yimaado cawaaqibka laga dhaxli karo. Sidaa si la mid ah ayey u soo qaataan sheekadan iyo kuwa la mid ahba. Ugu dambeyntii waxaan rajeynayaa in buuggan uu noqdo mid xoojiya ku baraarugga wadajirka"

- Cabdiraxmaan M. Abtidoon
AMA Books

 

KU SAABSAN TAXANAHA ARDAA:
Soomaalida ayaa lagu tilmaamaa dad maansada iyo sheekooyinka ku caan ah. Dhaqan ahaan qoyska ayaa markuu soo dhammaysto hawl-maalmeedkiisa waxay waalidka iyo dhallaankuba soo wada fadhiistaan ardaaga guriga, halkaasoo laga weriyo sheeko hiddoodda Soomaalidu ku caanka tahay. Sheekooyinkaas ayaa waxay bulshada ka taageeraan dhanka wacyigelinta, kor u qaadista garaadka, barashada afka iyo dhaqanka, ka tilmaan qaadashada iyo weliba madaddaalada.

Buuggan wuxuu ka mid yahay taxanaha ARDAA oo ay sheekooyin kala geddisan ku soo gudbinayaan qoraayo badan. Tebin iyo farshaxan soo jiidasho leh oo u qalma tayada sheeko hiddoodda Soomaaliyeed ayaa ku kulmay ARDAA. Ujeeddada ARDAA waa in la helo taxane akhris oo kobcinayana akhriska, qoridda iyo fahamka afeed.

 

TAXANAHA: 5.2

 

 

 

KU SAABSAN QORAAGA:
Cabdirahman Maxamed Abtidoon waa bare, qoraa iyo aqoonbaare afka, dhaqanka iyo suugaanta soomaaliyeed. Buuggiisii ugu horreeyey oo ahaa buugga wadasheekeysiga talyaani/soomaali wuxuu qoray 1997. Wuxuu kaluu qoray buugta barashada afka iyo sheekooyin gaagaaban iyo buug ku qoran ingriisi iyo talyaani uu u beddelay soomaali. Wuxuu deggen yahay London (UK).

 

----------------------------------------------------------------------------------------------------

 

ABOUT THIS BOOK & THE ARDAA SERIES:
In "Wadajir baa awood leh" is part of the reading series ARDAA.  A beautifully illustrated full-colour book for young readers.  The story tells of a universal story, that we are stronger together and Somalis have a number of proverbs to signify this, loosely translated it is said that: One finger does not wash a face. Another proverb says; Two hands are needed to harvest.

 

In the Horn of the African savannah begins this tale of three bulls and a lion.  A story of friendship and long standing enemies.  Will the bulls fall into the lion's trap or will they wizen to his plot.  Read on and find out if they outwit their nemesis or whether divided their fate is sealed. The story "Wadajir baa awood leh" is retold by Cabdiraxmaan Maxamed Abtidoon and is first published by Galool in February 2017.

 

The ARDAA series is designed and published for Somali speaking/learning children.  The books in this series are written by different writers, the stories within ARDAA are fictional, some are folktales and others are original works. The writers of ARDAA have one thing in common - the love for Somali traditions and customs. 
 

 

ABOUT THE AUTHOR:
Abdirahman M. Abtidoon is an educater, author and researcher of Language, Culture and Literature of the Somalis. His first book was conversationalist book in Italian and Somali languege published in 1997. He has also authored several books in the genre of children books and Somali language manuals. He is also the translator of other books written in Italian and English. He currently lives in the UK.

 

 

 


Reviews

Customers who bought this product also purchased

Currencies
Trusted Publishers

Adonis & Abbey Publishers

AGA (Akadeemiye-Goboleedka Af-So

al-Arabiyyah Lil Jami (Saudi)

al-Bushra (Karachi)

al-Dar al-'Alamiyyah (Cairo)

Al-Hidaayah (UK)

al-Jaffan & al-Jabi (Cyprus)

al-Madina Institute (USA)

al-Maktabat al-Asriyyah (Beirut)

al-Risalah al-'Alamiyyah (Beirut

al-Yamamah (Beirut-Syria)

AlJudai Research & Consultations

AMA Books (UK)

Amana Publications

Arwiqah (Jordan)

Asal Jet (Somaliland)

AWP & RSP (USA)

Azhar Academy (UK)

Beacon Books (UK)

Books - Publisher (Beirut)

Buuh Publications (UK)

Cambridge University Press (UK)

Createspace (Self Publishing)

Dar 'Aalim al-Kutub (Riyad)

Dar al-'Asimah (Saudi)

Dar al-Arqam (UK)

Dar al-Basha'ir al-Islamiyyah

Dar al-Dhakha'ir (Beirut)

Dar al-Dhiya'i (Kuwait)

Dar al-Falah

Dar al-Faqih (UAE)

Dar al-Farfur (Syria)

Dar al-Fathi (Jordan)

Dar al-Fayha (Syria-Beirut)

Dar al-Fikar (Beirut)

Dar al-Fikri (Syria-Lebanon)

Dar al-Hadith (Cairo)

Dar al-Hadith al-Kitaniyyah

Dar al-Hawi (Yemen)

Dar al-Ihsan (Egypt)

Dar al-Ilm (Cairo)

Dar al-Imam Yusuf al-Nabhani

Dar al-Kutub al-Ilmiyyah

Dar al-Lubab (Turkey)

Dar al-Ma'rifah (Beirut)

Dar al-Ma'rifah (Syria)

Dar al-Minhaj (Jeddah)

Dar al-Mustafa (Syria)

Dar al-Nawadir (Kuwait)

Dar al-Nur al-Mubin (Jordan)

Dar al-Qalam (Syria)

Dar al-Sabuni (Cairo)

Dar al-Salam (Egypt)

Dar al-Salih (Egypt)

Dar al-Sami'i (Sa'udi)

Dar al-Siraj (al-Madinah)

Dar al-Taqwa (Syria)

Dar al-Taqwa (UK)

Dar al-Turath al-Islami (DTI)

Dar al-Yusur (Madinah, Saudi)

Dar as-Sunnah Publishers (UK)

Dar Ibn al-Jawzi (Saudi)

Dar Ibn Hazm (Beirut)

Dar Ibn Kathir (Syria-Beirut)

Dar Ihya al-Turath al-Arabi

Dar Nur as-Sabah (Syria)

Dar Tawq al-Najah (Lebanon/Saudi

Dar Zayla' (Egypt & Somalia)

Darussalam (Saudi)

Diini Publications

Fiqi Publishers (USA)

Fons Vitae (USA)

Galool (UK)

Garanuug (UK)

Gobaad Press (US)

Goodword Books

HAAN Associates Publishing

Hal-Aqoon Publishers (Somaliland

Hurst Publishers (UK)

Iftiinka Aqoonta (Sweden)

IIIT (USA)

IIPH (Saudi)

Indiana University Press (USA)

Islamic Book Trust - IBT

Islamic Foundation (UK)

Islamic Text Society - ITS (UK)

Islamic Village (UK)

Islamosaic (US)

Kasmo Publishing (UK)

Kube Publishing (UK)

Looh Press (UK)

Madbacadda Iftiinka Aqoonta (Swe

Madinah Press (UK)

Maktaba Ma'ariful Quran (Karachi

Maktabah Ma'arif al-Qur'an (Paki

Maktabat al-Matbuat al-Islamiyya

Maktabat al-Rushd (Saudi)

Maktabat Dar al-Fajri (Syria)

Maktabat Dar al-Falah (Syria)

Markaz al-Furqan liTa'lim al-Qur

Mihrab Publishing (UK)

Mu'assassat al-Risalah

Muhamaddan Press (Singapore)

Muslims at Work (South Africa)

Oneworld Publications (UK)

Other (University Press)

Other Publishers

Other Publishers; (Beirut)

Other Publishers; (Egypt)

Other Publishers; (Middle East)

Other Publishers; (Saudi)

Other Publishers; (Somalia)

Other Publishers; (Syria)

Other Publishers; (UK)

Other Publishers; (USA)

Oxford University Press (UK)

Ponte Invisibile (Italy)

Saad Suuban (Saudi)

Sagal Jet (Somaliland)

Sunni Publications (Holland)

SUNY PRESS (USA)

Ta-Ha Publishers (UK)

The Horn Publisher (UK)

Tsehai Publishers (US)

Tughra Books (USA)

Turath Publishing (UK)

UK Islamic Academy

Visions of Reality (UK)

Wasila Press (Canada)

Weekend Learning Publishers (USA

White Thread Press

Xildhibaan Publication (UK)

Zam Zam Publishers (Pakistan)

Zayla Publishers (Somalia)

Authors
Popular Text Books
Af Soomaali (Laga Barto)
AQIDA- al-Nasafiyyah
AQIDA- al-Tahawiyyah
AQIDA- Aqidat al-'Awam
AQIDA- Fiqh al-Akbar (Abu Hanifa
AQIDA- Jawharat al-Tawheed
AQIDAT- Shu'ab al-Imam - al-Bayh
ARABIC- 'Arabiyyah Bayna Yadayk
ARABIC- al-Qa'idah al-Nuraniyyah
DU'A- al-Adhkar (Nawawi)
FIQH- Abi Shuja' (Matn al-Ghayah
FIQH- al-'Ashmawiyyah (Maliki)
FIQH- al-Fiqh al-Manhaji 'ala Ma
FIQH- al-Hawi al-Saghir (Shafi'i
FIQH- al-Hidayah Sharh Bidayatil
FIQH- al-Muhadhdhab (al-Shayrazi
FIQH- al-Muhalla (Ibn Hazm)
FIQH- al-Mukhtar lil Fatawa (Han
FIQH- al-Muqni' (Hanbali)
FIQH- al-Risalah al-Jami'ah
FIQH- al-Umdah fi'l Fiqh Hanbali
FIQH- al-Umm (Imam Shafi'i)
FIQH- al-Yaqut al-Nafis fi Madha
FIQH- Bidayat al-Mujtahid
FIQH- Fath al-Rahman (Shafi'i)
FIQH- Kanz al-Daqa'iq (Hanafi Fi
FIQH- Minhaj al-Talibin
FIQH- Mukhtasar al-Quduri
FIQH- Mukhtasar Khalil (Maliki)
FIQH- Muntaqa al-Akhbar
FIQH- Muqadimat al-Hadramiyyah
FIQH- Nur al-Idah
FIQH- Rawdhat al-Talibin
FIQH- Risalah al-Qayrawani (Mali
FIQH- Safinat al-Naja
FIQH- Safinat al-Salah
FIQH- Safwat al-Zubad
FIQH- Sharh al-Sunnah (al-Baghaw
FIQH- Umdat al-Salik
HADITH- al-Adab al-Mufrad
HADITH- al-Arba'in an-Nawawi
HADITH- Alfiyyat (al-Iraqi)
HADITH- Alfiyyat (Suyuti)
HADITH- Bulugh al-Maram
HADITH- Manzumat al-Bayquniyyah
HADITH- Mishkat al-Masabih
HADITH- Muqaddimat Ibn al-Salah
HADITH- Nihayat fi Gharib al-Had
HADITH- Nukhbat al-Fikar
HADITH- Riyadh al-Salihin
HADITH- Tadrib al-Rawi
HADITH- Umdat al-Ahkam
LUGHAH- al-'Awamil al-Jurjaniyya
LUGHAH- al-Ajurrumiyyah
LUGHAH- al-Qamus al-Muhit
LUGHAH- Alfiyyat Ibn Malik
LUGHAH- Lamiyat al-Af'al
LUGHAH- Maqamat al-Hariri
LUGHAH- Qatr al-Nada
LUGHAH- Shudhur al-Dhahab
LUGHAH- Tasrif al-'Izzi
QUR'AN- al-Itqan fi 'Ulum al-Qur
QUR'AN- al-Tibyan fi Adab Hamala
QUR'AN- Asbab al-Nuzul
QUR'AN- Hirz al-Amani (Qira'at)
QUR'AN- Mushaf Tajwid
SIRA- al-Shama'il al-Muhammadiya
SIRA- al-Shifa bi Huquq al-Musta
SIRA- Minhaj al-Wusul ila 'Ilm a
SIRA- Nur al-Yaqiin fi Sirat Say
SIRA- Qasida al-Burda
SIRA- Wasa'il al-Wusul ila Shama
SULUK- al-Hikam al-'Atta'iyyah
SULUK- al-Risalah al-Qushayriyya
SULUK- Bidayat al-Hidayah (al-Gh
SULUK- Ihya 'Ulum al-Deen
SULUK- Minhaj al-'Abadin
SUNAN- Abi Dawud
SUNAN- Ad-Darimi
SUNAN- al-Bayhaqi
SUNAN- al-Bukhari
SUNAN- al-Muwatta'
SUNAN- al-Nasa'i
SUNAN- al-Tirmidhi
SUNAN- Ibn Majah
SUNAN- Muslim
SUNAN- Musnad Abi Hanifah
SUNAN- Musnad Ahmed
SUNAN- Musnad al-Shafi'i
Tafsir- al-Baghawi
Tafsir- al-Baydhawi
Tafsir- al-Jalalayn
Tafsir- al-Nasafi
Tafsir- al-Zamakhshari Kashshaf
Tafsir- Ibn 'Ashur
Tafsir- Ibn Kathir
Tafsir- Safwat al-Tafasir SABUNI
Tafsir- Tabari
TARAJIM- Tahdhib al-Kamal fi Asm
TARAJIM- Tahdhib al-Tahdhib
TARIKH- al-Bidayah wa'l Nihaya
TARIKH- al-Rihla (Ibn Batuta Tra
TARIKH- Futuh al-Habasha
Taxanaha ARDAA (Galool)
USUL- al-Ashbah wal Nadhair
USUL- al-Luma' fi Usul al-Fiqh
USUL- al-Mahsul fi 'Ilm Usul al-
USUL- al-Mannar fi Usul al-Fiqh
USUL- al-Waraqat
USUL- Jam' al-Jawami'
USUL- Minhaj al-Wusul ila 'Ilm a
USUL- Usul al-Shashi
Weekend Learning Series
More From This Publisher
More From This Author
Social Networking
paypal