Welcome to Looh Press! Your one stop shop for all Islamic & Somali Studies Books.

Taariikhda Afka iyo Bulshada Soomaaliyeed: Daraasaad Af iyo Dhaqan: Prof. Cabdalla C. Mansuur
[QORAAGA: Cabdalla Cumar Mansuur| HORDHAC: Ahmed Faarax Cali "Idaajaa" | TIFATIRAY: Maxamed Cabdullah Cartan | HAGAAJIN: Maxamed Yusuf | GALKA: GAL KHAFIIF | 382 BOG | Daabacaaddii 2aad 2016 | DAABACAY: Looh Press | Leicester, UK | ISBN: 978-0-9934313-2-6 |]
£14.95

TAARIIKHDA AFKA IYO BULSHADA SOOMAALIYEED: DARAASAAD AF IYO DHAQAN

QORAAGA
/AUTHOR

 Cabdalla Cumar Mansuur|

HORDHAC
FORWARD

 Ahmed Faarax Cali "Idaajaa" |

TIFATIRAY/
EDITOR

 Maxamed Cabdullah Cartan |

HAGAAJIN/
TYPESETTING

 Maxamed Yusuf |

GALKA/COVER

 GAL KHAFIIF | 382 BOG | Daabacaaddii 2aad 2016 |

DAABACAY/
PUBLISHER

 Looh Press | Leicester, UK |

ISBN

978-0-9934313-2-6 |

TAARIIKH | LUUQAD | AF | KUSHITIG AF | DARAASAAD AFEED |

3 QAYBOOD OO FAAFAAHSAN | TAARIIKHDA AFKA SOOMAALIYEED |

TAARIIKHDA DADKA / BULSHADA SOOMAALIYEED | TAARIIKHDA QABIILKA |

SIYAASADA / XADAARADIHII HORE | TAARIIKHDA BOQORTOOYINKA |

DAABACD QURXOON | WARQAD JAALE | SI FIICAN LOO TIFATIRAY / GARAACAY |

QUALITY PRINT | MUNCHIN PAPER | ONE COLOUR FONT |

DETAILED DESCRIPTION

KU SAABSAN BUUGGA:
"Prof. Cabdalla Cumar Mansuur oo ah aqoonyahan cilmibaarista Soomaalida aad loogu yaqaan, wuxuu buuggan kaga hadlayaa mawduucyo saddex qaybood loo kooxayn karo: 1) Taariikhdii hore ee Soomaalida, taariikhda af-Soomaaliga iyo afafka ay bahwadaagta yihiin, haraagii dhaqan diimeedkii hore, xiriirkii ay Soomaalidu la lahayd xadaaradihii hore ee Bariga Dhexe. 2) Taariikhda fidintaanka Islaamka. 3) Taariikhda bulshada Soomaaliyeed oo uu qoraagu si gaar ah ugu lafagurayo dabeecadda tolka Soomaaliyeed iyo sida uu ku samaysmo. Wuxuu ku doodayaa in dhiig iyo dhalasho keliya aanu qabiilku ku samaysmine, uu isbahaysina ku abuurmo. Wuxuu kaloo ka faalloonayaa qabyaaladda siyaasadaysan, sababaha ay u jirto iyo siyaalaha maamulka dalka iyo dawladnimada lagaga bedbaadin karo. Qoraaga oo soo bandhigayaa cilmibaaris uu waqti badan u huray, oo ka jawaabeysa suaalo Soomaali badan maankooda ku wareegaaya, wuxuu qoraalkiisa si cilmiyaysan ku salalaynayaa qaybaha dhaqanka Soomaalida: afka iyo lahjadihiisa, maansada, sheekooyinka hiddaha, maahmaahda, abtirsiga, iwm

Axmed Faarax Cali “Idaajaa”
(Qoraa, Abwaan, bare Af Soomaali)

 

"Bare Sare Cabdalla Cumar Mansuur oo ah buuni afeed, waxaynu uga barannay qoraallo waxtar u leh barashada Afka Soomaaliga. Buugga kan ku magcaaban "Taariikhda Afka iyo Bulshada Soomaaliyeed" waa mid wax ku soo kordhinaya taariikhda dheer iyo tan dhaw ee Afka Soomaaliyeed, quruunta ku hadasha, miladdeeda, dhaqankeeda iyo ahaanteeda ummadnimo. Haddii ay ahaan jirtey 'run sheeg, maanta waa run qor, cid kuu marag furta ma waayayside. Qoraal marag leh iyo hilib mindi leh, midna laguma mergado.

Saciid Saalax Axmed
(Qoraa, Abwaan, bare Af Soomaali)

 

"Buuggan oo uu qoray muftiga cilmi-afeedka iyo cilmiyaynta af Soomaaliga, Prof. Cabdalla Mansuur, waa waxqabad dhaxalgal ah oo cilmibaarista taariikhda Soomaalida ku soo kordhinaya aqoon ugub ah iyo xog qaali ah oo an laga heli Karin meel kale. Habka cilmiyaysan iyo dhumucda ay leedahay xogta buuggani ka bixinayo taariikhda bulshada Soomaaliyeed iyo afkeeda waa mid gaarsiisan heer ka tarjumaya xeeldheerenimada qoraha."

Dr. Maxamed Daahir Afrax
(Guddoomiyaha Akadeemiye-Goboleedka Af Soomaaliga AGA)

 

"Buuggan waa natiijo ka mid ah baaritaanka uu muddo dheer ku hawlsanaa Prof. Cabdalla oo si qoto dheer uga fekeray afka Soomaalida iyo bulshadoodaba. Waxana dheeraad ah sida uu buuggan inagu tuso muhiimadda xiriirka u dhexeeya afka, bulshada iyo taariikhdaba. Buuggani waa il cusub oo dadka khuseeya diraasaadka Soomaaliyeed ay u baahanyihiin inay akhriyaan oo ay ka fekeraan."

Dr. Martin Orwin
(Bare Af Soomaali ee Jaamacadda SOAS)

 

"Haddii aad jeceshahay afka, dhaqanka iyo sooyaalka soomaaliyeed, buuggan wuu ku cajibin doonaa, ku xiisagelin doonaa aragti ballaaranna ku siin doonaa."

Cabdiraxman Maxamed Abtidoon
(Qoraa iyo Cilmibaare Afeed)

 

"Waa buug soo baxay xilligii loo baahnaa, xilli Soomaali afarta jaho ka kala dhacday, su'aalaha ahaanshuhuna batay."

Saynab Aadan Sharci
(Qoraa iyo bare Af Soomaali)

 

"Ulajeeddada buuggani ma aha keliya in aan wax ka qoro taariikhda Soomaaliyeed, maadaama ay jiraan aqoonyahanno badan oo tixgelin mudan ay hortayda isku taxallujiyeen taariikhda Soomaaliyeed, walow aan la wadaagin figradaha qaarkood; laakiin ulajeeddooyinkayga ugu weyni waa labo: in aan wax ka ifiyo taariikhdii hore ee Soomaaliyeed oo laga eegayo dhanka cilmi-afeedka iyo dhaqanka, iyo in si cilmiyeysan aan u falanqeeyo habka ay u dhisanyihiin qabaa’ilka Soomaaliyeed iyo abtirsigooda, si aan u muujiyo in ayna sax wada ahayn sida dhaqan ahaan loo arko nidaamka uu tolku u samaysanyahay. Sida aan horayba ugu soo aragnay, qabiil kasta oo ka tirsan qabaa’ilka Soomaaliyeed wuxuu ka koobanyahay dad u dhashay iyo dad aan u dhalan oo isku milmay, kuwaasoo, si looga gudbo noloshii adkayd ee miyiga, dantu ku khasabtay inay isbahaystaan, gaar ahaan Soomaalida geela dhaqata haba ugu badnaatee. Waxaan ognahay in geelu uu yahay duunyada sida aadka ah looga jecelyahay Soomaalida dhexdeeda, maxaayeeley isagaa ugu nacfi iyo adkaysiba badan xoolaha, degaanka oomanaha ah. Taasina waxay keentay in layska dhaco, laguna dagaallamo. Sidaa darteed lagama maarmaan ayay ahayd, inta aan dawlad la helin, in qofku ku tiirsanaado tol, ha u dhasho tolkaas ama ha sheegto, si naftiisa iyo xoolihiisu ay u badbaadaan. Oraahdan caanka ah ayaan ka dheehan karnaa arrintaas “Ama buur ahaw ama buur ku tiirsanow” (yacnii, haddaadan cudud lahayn qabiil xoog leh ku tiirsanow)."

Bare sare Cabdalla Cumar Mansuur

 

 

KU SAABSAN CABDALLA CUMAR MANSUUR:
Cabdalla Cumar Mansuur, 80tameeyadii wuxuu bara sare ka ahaa  Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed ee Muqdisho. Dagaalkii sokeeye kaddib, wuxuu bare ka noqday Jaamacad ku taalla Roma , “Università degli Studi Roma Tre”, halkaas oo uu haatan weli ka wado hawsha mashruuca Kaydka Soomaaliyeed “Archivio Somalia” ee Xarunta Cilmibaarista Soomaaaliyeed ee isla Jaamacaddaas. Muddo badan ayuuna ku hawllanyahay cilmibaarista afka iyo dhaqanka Soomaaliyeed, buugaag iyo maqaallo badan ayuuna  ka qoray. Buugaagtiisa ugu doorka roon waxaa ka mid ah: Barashada Naxawaha Af Soomaaliga, (la qore) Prof. A. Puglielli, London 1999; Qaamuuska Af Soomaaliga, ( la diyaariye) Prof. A. Puglielli, Roma 2012; Taariikhda iyo Luqadda Bulshada Soomaaliyeed, Sweden 2009 (daabacaaddii 1aad); Le lingue Cuscitiche e il Somalo, Studi Somali N.8, Roma 1988; Afafka Bahda Kushitigga iyo taariikhda Af Soomaaliga, Muqdisho 1981;  Astaamaha guud ee Maansada Soomaaliyeed, Muqdisho 1977. Wuxuu ku nool yahay magaalada Roma ee wadanka Talyaaniga.

 

 

 


Reviews

Customers who bought this product also purchased

Currencies
Trusted Publishers

Adonis & Abbey Publishers

AGA (Akadeemiye-Goboleedka Af-So

al-Arabiyyah Lil Jami (Saudi)

al-Bushra (Karachi)

al-Dar al-'Alamiyyah (Cairo)

Al-Hidaayah (UK)

al-Jaffan & al-Jabi (Cyprus)

al-Madina Institute (USA)

al-Maktabat al-Asriyyah (Beirut)

al-Risalah al-'Alamiyyah (Beirut

al-Yamamah (Beirut-Syria)

AlJudai Research & Consultations

AMA Books (UK)

Amana Publications

Arwiqah (Jordan)

Asal Jet (Somaliland)

AWP & RSP (USA)

Azhar Academy (UK)

Beacon Books (UK)

Books - Publisher (Beirut)

Buuh Publications (UK)

Cambridge University Press (UK)

Createspace (Self Publishing)

Dar 'Aalim al-Kutub (Riyad)

Dar al-'Asimah (Saudi)

Dar al-Arqam (UK)

Dar al-Basha'ir al-Islamiyyah

Dar al-Dhakha'ir (Beirut)

Dar al-Dhiya'i (Kuwait)

Dar al-Falah

Dar al-Faqih (UAE)

Dar al-Farfur (Syria)

Dar al-Fathi (Jordan)

Dar al-Fayha (Syria-Beirut)

Dar al-Fikar (Beirut)

Dar al-Fikri (Syria-Lebanon)

Dar al-Hadith (Cairo)

Dar al-Hadith al-Kitaniyyah

Dar al-Hawi (Yemen)

Dar al-Ilm (Cairo)

Dar al-Imam Yusuf al-Nabhani

Dar al-Kutub al-Ilmiyyah

Dar al-Lubab (Turkey)

Dar al-Ma'rifah (Beirut)

Dar al-Ma'rifah (Syria)

Dar al-Minhaj (Jeddah)

Dar al-Mustafa (Syria)

Dar al-Nawadir (Kuwait)

Dar al-Nur al-Mubin (Jordan)

Dar al-Qalam (Syria)

Dar al-Sabuni (Cairo)

Dar al-Salam (Egypt)

Dar al-Salih (Egypt)

Dar al-Sami'i (Sa'udi)

Dar al-Siraj (al-Madinah)

Dar al-Taqwa (Syria)

Dar al-Taqwa (UK)

Dar al-Turath al-Islami (DTI)

Dar al-Yusur (Madinah, Saudi)

Dar as-Sunnah Publishers (UK)

Dar Ibn al-Jawzi (Saudi)

Dar Ibn Hazm (Beirut)

Dar Ibn Kathir (Syria-Beirut)

Dar Ihya al-Turath al-Arabi

Dar Nur as-Sabah (Syria)

Dar Tawq al-Najah (Lebanon/Saudi

Dar Zayla' (Egypt & Somalia)

Darussalam (Saudi)

Diini Publications

Fiqi Publishers (USA)

Fons Vitae (USA)

Galool (UK)

Garanuug (UK)

Gobaad Press (US)

Goodword Books

HAAN Associates Publishing

Hal-Aqoon Publishers (Somaliland

Hurst Publishers (UK)

Iftiinka Aqoonta (Sweden)

IIIT (USA)

IIPH (Saudi)

Indiana University Press (USA)

Islamic Book Trust - IBT

Islamic Foundation (UK)

Islamic Text Society - ITS (UK)

Islamic Village (UK)

Islamosaic (US)

Kasmo Publishing (UK)

Kube Publishing (UK)

Looh Press (UK)

Madbacadda Iftiinka Aqoonta (Swe

Madinah Press (UK)

Maktaba Ma'ariful Quran (Karachi

Maktabah Ma'arif al-Qur'an (Paki

Maktabat al-Matbuat al-Islamiyya

Maktabat al-Rushd (Saudi)

Maktabat Dar al-Fajri (Syria)

Maktabat Dar al-Falah (Syria)

Markaz al-Furqan liTa'lim al-Qur

Mihrab Publishing (UK)

Mu'assassat al-Risalah

Muhamaddan Press (Singapore)

Muslims at Work (South Africa)

Oneworld Publications (UK)

Other (University Press)

Other Publishers

Other Publishers; (Beirut)

Other Publishers; (Egypt)

Other Publishers; (Middle East)

Other Publishers; (Saudi)

Other Publishers; (Somalia)

Other Publishers; (Syria)

Other Publishers; (UK)

Other Publishers; (USA)

Oxford University Press (UK)

Ponte Invisibile (Italy)

Saad Suuban (Saudi)

Sagal Jet (Somaliland)

Sunni Publications (Holland)

SUNY PRESS (USA)

Ta-Ha Publishers (UK)

The Horn Publisher (UK)

Tsehai Publishers (US)

Tughra Books (USA)

Turath Publishing (UK)

UK Islamic Academy

Visions of Reality (UK)

Wasila Press (Canada)

Weekend Learning Publishers (USA

White Thread Press

Xildhibaan Publication (UK)

Zam Zam Publishers (Pakistan)

Zayla Publishers (Somalia)

Authors
Popular Text Books
Af Soomaali (Laga Barto)
AQIDA- al-Nasafiyyah
AQIDA- al-Tahawiyyah
AQIDA- Aqidat al-'Awam
AQIDA- Fiqh al-Akbar (Abu Hanifa
AQIDA- Jawharat al-Tawheed
AQIDAT- Shu'ab al-Imam - al-Bayh
ARABIC- 'Arabiyyah Bayna Yadayk
ARABIC- al-Qa'idah al-Nuraniyyah
DU'A- al-Adhkar (Nawawi)
FIQH- Abi Shuja' (Matn al-Ghayah
FIQH- al-'Ashmawiyyah (Maliki)
FIQH- al-Fiqh al-Manhaji 'ala Ma
FIQH- al-Hidayah Sharh Bidayatil
FIQH- al-Muhadhdhab (al-Shayrazi
FIQH- al-Muhalla (Ibn Hazm)
FIQH- al-Mukhtar lil Fatawa (Han
FIQH- al-Muqni' (Hanbali)
FIQH- al-Risalah al-Jami'ah
FIQH- al-Umdah fi'l Fiqh Hanbali
FIQH- al-Umm (Imam Shafi'i)
FIQH- al-Yaqut al-Nafis fi Madha
FIQH- Bidayat al-Mujtahid
FIQH- Kanz al-Daqa'iq (Hanafi Fi
FIQH- Minhaj al-Talibin
FIQH- Mukhtasar al-Quduri
FIQH- Mukhtasar Khalil (Maliki)
FIQH- Muntaqa al-Akhbar
FIQH- Muqadimat al-Hadramiyyah
FIQH- Nur al-Idah
FIQH- Rawdhat al-Talibin
FIQH- Risalah al-Qayrawani (Mali
FIQH- Safinat al-Naja
FIQH- Safinat al-Salah
FIQH- Safwat al-Zubad
FIQH- Sharh al-Sunnah (al-Baghaw
FIQH- Umdat al-Salik
HADITH- al-Adab al-Mufrad
HADITH- al-Arba'in an-Nawawi
HADITH- Alfiyyat (al-Iraqi)
HADITH- Alfiyyat (Suyuti)
HADITH- Bulugh al-Maram
HADITH- Manzumat al-Bayquniyyah
HADITH- Mishkat al-Masabih
HADITH- Muqaddimat Ibn al-Salah
HADITH- Nihayat fi Gharib al-Had
HADITH- Nukhbat al-Fikar
HADITH- Riyadh al-Salihin
HADITH- Tadrib al-Rawi
HADITH- Umdat al-Ahkam
LUGHAH- al-'Awamil al-Jurjaniyya
LUGHAH- al-Ajurrumiyyah
LUGHAH- al-Qamus al-Muhit
LUGHAH- Alfiyyat Ibn Malik
LUGHAH- Lamiyat al-Af'al
LUGHAH- Maqamat al-Hariri
LUGHAH- Qatr al-Nada
LUGHAH- Shudhur al-Dhahab
LUGHAH- Tasrif al-'Izzi
QUR'AN- al-Itqan fi 'Ulum al-Qur
QUR'AN- al-Tibyan fi Adab Hamala
QUR'AN- Asbab al-Nuzul
QUR'AN- Hirz al-Amani (Qira'at)
QUR'AN- Mushaf Tajwid
SIRA- al-Shama'il al-Muhammadiya
SIRA- al-Shifa bi Huquq al-Musta
SIRA- Minhaj al-Wusul ila 'Ilm a
SIRA- Nur al-Yaqiin fi Sirat Say
SIRA- Qasida al-Burda
SIRA- Wasa'il al-Wusul ila Shama
SULUK- al-Hikam al-'Atta'iyyah
SULUK- al-Risalah al-Qushayriyya
SULUK- Bidayat al-Hidayah (al-Gh
SULUK- Ihya 'Ulum al-Deen
SULUK- Minhaj al-'Abadin
SUNAN- Abi Dawud
SUNAN- Ad-Darimi
SUNAN- al-Bayhaqi
SUNAN- al-Bukhari
SUNAN- al-Muwatta'
SUNAN- al-Nasa'i
SUNAN- al-Tirmidhi
SUNAN- Ibn Majah
SUNAN- Muslim
SUNAN- Musnad Abi Hanifah
SUNAN- Musnad Ahmed
SUNAN- Musnad al-Shafi'i
Tafsir- al-Baghawi
Tafsir- al-Baydhawi
Tafsir- al-Jalalayn
Tafsir- al-Nasafi
Tafsir- al-Zamakhshari Kashshaf
Tafsir- Ibn 'Ashur
Tafsir- Ibn Kathir
Tafsir- Safwat al-Tafasir SABUNI
Tafsir- Tabari
TARAJIM- Tahdhib al-Kamal fi Asm
TARAJIM- Tahdhib al-Tahdhib
TARIKH- al-Bidayah wa'l Nihaya
TARIKH- al-Rihla (Ibn Batuta Tra
TARIKH- Futuh al-Habasha
Taxanaha ARDAA (Galool)
USUL- al-Ashbah wal Nadhair
USUL- al-Luma' fi Usul al-Fiqh
USUL- al-Mahsul fi 'Ilm Usul al-
USUL- al-Mannar fi Usul al-Fiqh
USUL- al-Waraqat
USUL- Jam' al-Jawami'
USUL- Minhaj al-Wusul ila 'Ilm a
USUL- Usul al-Shashi
Weekend Learning Series
More From This Publisher
More From This Author
Social Networking
paypal