Welcome to Looh Press! Your one stop shop for all Islamic & Somali Studies Books.

SHIICADA - Caqiidadeeda iyo Sooyaalkeedii Geeska Afrika: Sh Cabdulqadir Cabdulle Diini
[AUTHOR / QORAAGA: Cabdulqaadir Cabdulle Diini | EDITED / TIFATIRAY: Maxamed Cabdullaahi Cartan | COVER / GALKA: PAPERBACK COVER / GAL KHAFIIF | 126 PAGES / BOG | 1ST PUBLICATION / DAABACADDII 1AAD 2016 | PUBLISHED / DAABACAY: Looh Press | Leicester, UK | ISBN: 978-0993-4313-1-9 |]
£8.50

SHIICADA

CAQIIDADEEDA IYO SOOYAALKEEDII GEESKA AFRIKA

AUTHOR / QORAAGA

Cabdulqaadir Cabdulle Diini

EDITED / TIFATIRAY

Maxamed Cabdullaahi Cartan

COVER / GALKA

PAPERBACK COVER / GAL KHAFIIF | 126 PAGES / BOG | 1ST PUBLICATION / DAABACADDII 1AAD 2016 |

PUBLISHED/ DAABACAY

Looh Press | Leicester, UK |

ISBN

978-0993-4313-1-9

TAARIIKH | DIIN | CAQIIDADA SHIICADA |   

HISTORY | RELIGION | THE CREED OF THE SHIICADA |

SOOYAALKII SHIICADA EE GEESKA AFRIKA |

QUALITY PRINT | MUNCHIN PAPER | ONE COLOUR FONT

DETAILED DESCRIPTION

FOR ENGLISH DESCRIPTION SEE BELOW:


KU SAABSAN BUUGGA:
Ogaanshaha taariikhda iyo caqiidada shiicadu waxay noqdeen xilliyadan dambe lama huraan marka la eego aqoonta yar ee ay ummadda Muslimka ahi u leedahay, gaar ahaan bulshweynta Soomaaliyeed. Sidoo kale,  faafitaanka xawliga ku socda ee caqiidada iyo siyaasadda Shiicada, kuwaasoo ku fidaya  xoog iyo xeelba, ayna daadihinayaan dawlad, waa Iiraane, iyo shacabkeedii oo isku duuban, waxay u baahan yihiin baraarug iyo feejignaan ilaa heer ummadeed ah.

 

Qormadan kooban waxay isku dayeysaa inay wax ka bidhaamiso jawaabaha weydiimahan soo socda: Waa maxay taariikhda kooxda Shiicada? Maxay bulshada shiicada ahi rumeysan yihiin? Waa sidee qaab-dhaqankooda siyaasadeed iyo midka diineed ee ay dadka Muslimiinta, Sunniga ah kula dhaqmaan? Ma jirtaa wax xog ah oo la cuskan karo oo muujineysa jiritaankoodii Geeska Afrika iyo Soomaaliya?

 

Cilmi-baaris la sameeyey, si jawaab loogu helo isweydiimahaa kor ku xusan, waxay soo bandhigeysaa taariikhda madow iyo caqiidada silloon ee kooxda shiicada. Sidoo kale, qorshaha dahsoon ee ay dawladda Shiicada ee Iiraan u degsatey sidii ay u shiiceyn laheyd bulshada Muslimiinta, Sunniga ah. Dhanka kalena, dibindaabyada sir iyo saaqba leh ee ay ka dhexwaddo Muslimiinta. Waxa kale oo ay qormadu wax ka tilmaameysaa sooyaalkii shiicada ee Geeska Afrika.

 

KU SAABSAN QORAAGA:
C/qaadir Cabdulle Diini waa qoraa deggen waddanka Ingiriiska, waana aabbe Toddobo carruur ah. Wuxuu horey u qorey dhowr buug oo ay ka mid yihiin: Ka Joogsada qof yiri “Laa Ilaaha Illallaah”, Tarankii Qurbaha Tagey iyo Hoggaanka iyo Haweenka. Hadda wuxuu ku hawllan yahay sidii uu u soo saari lahaa labo buug oo cusub oo mid ka mid ahi yahay sheeko ku saabsan qiso run ah oo dhacdey.

 

Dhanka waxbarashadiisa, wuxuu Dugsiga Sare uga baxay magaalada Dhuusamareed sannadkii 1985.  Intii uu joogey Ingiriiska wuxuu qaatey shahaadada Bachelor of Science (Bsc) Civil Engineering iyo sidoo kale Postgraduate Certificate (PGC) oo ah Islamic Banking and Finance.

 

 

----------------------------------------------------------

 

 

ABOUT THE BOOK:
Knowledge on Shi’i Islam has become somewhat of a rarity or a speciality area for mainstream Muslims, and for Somalis it is even less. As such, with today’s political and ideological spread of Shi’ism in the world and in Africa specifically, as spearheaded by Iran, it is utmost importance that some background knowledge should be available in the Somali language.

 

This short work aims to answer some important questions such as;
What is the historic relevance of Shi’ism? What is the creedal points of Shi’i Islam? How do they approach the Sunni Muslims, religiously and politically? Is there any data to support the influence of Shi’ism in East Africa, and specifically Somalia?

 

This work is research based findings that tackle the above points and concisely reproduces the dark history that is Shi’ism. Also there is clear evidence of Iran’s foreign policy that has an agenda to spread Shi’ism.  This work also highlights some points of covert missions to undermine Sunni states in East Africa. Lastly the work will cover the historic experience of Shi’ism in East Africa.

 

ABOUT THE AUTHOR:
Abdulqadir Abdulle Diini lives in England, with his seven children. He is the author of several works such as; ‘Ka Joogsada qof yiri “Laa Ilaaha Illallaah” (Safeguard yourselves from those that say “Laa Illaaha Illallaah”), ‘Tarankii Qurbaha Tagey’ (The Diaspora Generation) and ‘Hoggaanka iyo Haweenka’ (‘Female Leadership’).

 

His fourth work is this title and is planning to finalise his first novel which is based on true story. He finished his higher education initially in Somalia and later on successfully received his Bachelor degree in Science (Bsc) Civil Engineering and Postgraduate Certificate (PGC) in Islamic Banking and Finance.

 


Reviews

Customers who bought this product also purchased

Currencies
Trusted Publishers

Adonis & Abbey Publishers

AGA (Akadeemiye-Goboleedka Af-So

al-Arabiyyah Lil Jami (Saudi)

al-Bushra (Karachi)

al-Dar al-'Alamiyyah (Cairo)

Al-Hidaayah (UK)

al-Jaffan & al-Jabi (Cyprus)

al-Madina Institute (USA)

al-Maktabat al-Asriyyah (Beirut)

al-Risalah al-'Alamiyyah (Beirut

al-Yamamah (Beirut-Syria)

AlJudai Research & Consultations

AMA Books (UK)

Amana Publications

Arwiqah (Jordan)

Asal Jet (Somaliland)

AWP & RSP (USA)

Azhar Academy (UK)

Beacon Books (UK)

Books - Publisher (Beirut)

Buuh Publications (UK)

Cambridge University Press (UK)

Createspace (Self Publishing)

Dar 'Aalim al-Kutub (Riyad)

Dar al-'Asimah (Saudi)

Dar al-Arqam (UK)

Dar al-Basha'ir al-Islamiyyah

Dar al-Dhakha'ir (Beirut)

Dar al-Dhiya'i (Kuwait)

Dar al-Falah

Dar al-Faqih (UAE)

Dar al-Farfur (Syria)

Dar al-Fathi (Jordan)

Dar al-Fayha (Syria-Beirut)

Dar al-Fikar (Beirut)

Dar al-Fikri (Syria-Lebanon)

Dar al-Hadith (Cairo)

Dar al-Hadith al-Kitaniyyah

Dar al-Hawi (Yemen)

Dar al-Ilm (Cairo)

Dar al-Imam Yusuf al-Nabhani

Dar al-Kutub al-Ilmiyyah

Dar al-Lubab (Turkey)

Dar al-Ma'rifah (Beirut)

Dar al-Ma'rifah (Syria)

Dar al-Minhaj (Jeddah)

Dar al-Mustafa (Syria)

Dar al-Nawadir (Kuwait)

Dar al-Nur al-Mubin (Jordan)

Dar al-Qalam (Syria)

Dar al-Sabuni (Cairo)

Dar al-Salam (Egypt)

Dar al-Salih (Egypt)

Dar al-Sami'i (Sa'udi)

Dar al-Siraj (al-Madinah)

Dar al-Taqwa (Syria)

Dar al-Taqwa (UK)

Dar al-Turath al-Islami (DTI)

Dar al-Yusur (Madinah, Saudi)

Dar as-Sunnah Publishers (UK)

Dar Ibn al-Jawzi (Saudi)

Dar Ibn Hazm (Beirut)

Dar Ibn Kathir (Syria-Beirut)

Dar Ihya al-Turath al-Arabi

Dar Nur as-Sabah (Syria)

Dar Tawq al-Najah (Lebanon/Saudi

Dar Zayla' (Egypt & Somalia)

Darussalam (Saudi)

Diini Publications

Fiqi Publishers (USA)

Fons Vitae (USA)

Galool (UK)

Garanuug (UK)

Gobaad Press (US)

Goodword Books

HAAN Associates Publishing

Hal-Aqoon Publishers (Somaliland

Hurst Publishers (UK)

Iftiinka Aqoonta (Sweden)

IIIT (USA)

IIPH (Saudi)

Indiana University Press (USA)

Islamic Book Trust - IBT

Islamic Foundation (UK)

Islamic Text Society - ITS (UK)

Islamic Village (UK)

Islamosaic (US)

Kasmo Publishing (UK)

Kube Publishing (UK)

Looh Press (UK)

Madbacadda Iftiinka Aqoonta (Swe

Madinah Press (UK)

Maktaba Ma'ariful Quran (Karachi

Maktabah Ma'arif al-Qur'an (Paki

Maktabat al-Matbuat al-Islamiyya

Maktabat al-Rushd (Saudi)

Maktabat Dar al-Fajri (Syria)

Maktabat Dar al-Falah (Syria)

Markaz al-Furqan liTa'lim al-Qur

Mihrab Publishing (UK)

Mu'assassat al-Risalah

Muhamaddan Press (Singapore)

Muslims at Work (South Africa)

Oneworld Publications (UK)

Other (University Press)

Other Publishers

Other Publishers; (Beirut)

Other Publishers; (Egypt)

Other Publishers; (Middle East)

Other Publishers; (Saudi)

Other Publishers; (Somalia)

Other Publishers; (Syria)

Other Publishers; (UK)

Other Publishers; (USA)

Oxford University Press (UK)

Ponte Invisibile (Italy)

Saad Suuban (Saudi)

Sagal Jet (Somaliland)

Sunni Publications (Holland)

SUNY PRESS (USA)

Ta-Ha Publishers (UK)

The Horn Publisher (UK)

Tsehai Publishers (US)

Tughra Books (USA)

Turath Publishing (UK)

UK Islamic Academy

Visions of Reality (UK)

Wasila Press (Canada)

Weekend Learning Publishers (USA

White Thread Press

Xildhibaan Publication (UK)

Zam Zam Publishers (Pakistan)

Zayla Publishers (Somalia)

Authors
Popular Text Books
Af Soomaali (Laga Barto)
AQIDA- al-Nasafiyyah
AQIDA- al-Tahawiyyah
AQIDA- Aqidat al-'Awam
AQIDA- Fiqh al-Akbar (Abu Hanifa
AQIDA- Jawharat al-Tawheed
AQIDAT- Shu'ab al-Imam - al-Bayh
ARABIC- 'Arabiyyah Bayna Yadayk
ARABIC- al-Qa'idah al-Nuraniyyah
DU'A- al-Adhkar (Nawawi)
FIQH- Abi Shuja' (Matn al-Ghayah
FIQH- al-'Ashmawiyyah (Maliki)
FIQH- al-Fiqh al-Manhaji 'ala Ma
FIQH- al-Hawi al-Saghir (Shafi'i
FIQH- al-Hidayah Sharh Bidayatil
FIQH- al-Muhadhdhab (al-Shayrazi
FIQH- al-Muhalla (Ibn Hazm)
FIQH- al-Mukhtar lil Fatawa (Han
FIQH- al-Muqni' (Hanbali)
FIQH- al-Risalah al-Jami'ah
FIQH- al-Umdah fi'l Fiqh Hanbali
FIQH- al-Umm (Imam Shafi'i)
FIQH- al-Yaqut al-Nafis fi Madha
FIQH- Bidayat al-Mujtahid
FIQH- Fath al-Rahman (Shafi'i)
FIQH- Kanz al-Daqa'iq (Hanafi Fi
FIQH- Minhaj al-Talibin
FIQH- Mukhtasar al-Quduri
FIQH- Mukhtasar Khalil (Maliki)
FIQH- Muntaqa al-Akhbar
FIQH- Muqadimat al-Hadramiyyah
FIQH- Nur al-Idah
FIQH- Rawdhat al-Talibin
FIQH- Risalah al-Qayrawani (Mali
FIQH- Safinat al-Naja
FIQH- Safinat al-Salah
FIQH- Safwat al-Zubad
FIQH- Sharh al-Sunnah (al-Baghaw
FIQH- Umdat al-Salik
HADITH- al-Adab al-Mufrad
HADITH- al-Arba'in an-Nawawi
HADITH- Alfiyyat (al-Iraqi)
HADITH- Alfiyyat (Suyuti)
HADITH- Bulugh al-Maram
HADITH- Manzumat al-Bayquniyyah
HADITH- Mishkat al-Masabih
HADITH- Muqaddimat Ibn al-Salah
HADITH- Nihayat fi Gharib al-Had
HADITH- Nukhbat al-Fikar
HADITH- Riyadh al-Salihin
HADITH- Tadrib al-Rawi
HADITH- Umdat al-Ahkam
LUGHAH- al-'Awamil al-Jurjaniyya
LUGHAH- al-Ajurrumiyyah
LUGHAH- al-Qamus al-Muhit
LUGHAH- Alfiyyat Ibn Malik
LUGHAH- Lamiyat al-Af'al
LUGHAH- Maqamat al-Hariri
LUGHAH- Qatr al-Nada
LUGHAH- Shudhur al-Dhahab
LUGHAH- Tasrif al-'Izzi
QUR'AN- al-Itqan fi 'Ulum al-Qur
QUR'AN- al-Tibyan fi Adab Hamala
QUR'AN- Asbab al-Nuzul
QUR'AN- Hirz al-Amani (Qira'at)
QUR'AN- Mushaf Tajwid
SIRA- al-Shama'il al-Muhammadiya
SIRA- al-Shifa bi Huquq al-Musta
SIRA- Minhaj al-Wusul ila 'Ilm a
SIRA- Nur al-Yaqiin fi Sirat Say
SIRA- Qasida al-Burda
SIRA- Wasa'il al-Wusul ila Shama
SULUK- al-Hikam al-'Atta'iyyah
SULUK- al-Risalah al-Qushayriyya
SULUK- Bidayat al-Hidayah (al-Gh
SULUK- Ihya 'Ulum al-Deen
SULUK- Minhaj al-'Abadin
SUNAN- Abi Dawud
SUNAN- Ad-Darimi
SUNAN- al-Bayhaqi
SUNAN- al-Bukhari
SUNAN- al-Muwatta'
SUNAN- al-Nasa'i
SUNAN- al-Tirmidhi
SUNAN- Ibn Majah
SUNAN- Muslim
SUNAN- Musnad Abi Hanifah
SUNAN- Musnad Ahmed
SUNAN- Musnad al-Shafi'i
Tafsir- al-Baghawi
Tafsir- al-Baydhawi
Tafsir- al-Jalalayn
Tafsir- al-Nasafi
Tafsir- al-Zamakhshari Kashshaf
Tafsir- Ibn 'Ashur
Tafsir- Ibn Kathir
Tafsir- Safwat al-Tafasir SABUNI
Tafsir- Tabari
TARAJIM- Tahdhib al-Kamal fi Asm
TARAJIM- Tahdhib al-Tahdhib
TARIKH- al-Bidayah wa'l Nihaya
TARIKH- al-Rihla (Ibn Batuta Tra
TARIKH- Futuh al-Habasha
Taxanaha ARDAA (Galool)
USUL- al-Ashbah wal Nadhair
USUL- al-Luma' fi Usul al-Fiqh
USUL- al-Mahsul fi 'Ilm Usul al-
USUL- al-Mannar fi Usul al-Fiqh
USUL- al-Waraqat
USUL- Jam' al-Jawami'
USUL- Minhaj al-Wusul ila 'Ilm a
USUL- Usul al-Shashi
Weekend Learning Series
More From This Publisher
More From This Author
Social Networking
paypal